Kitaabka Quduuska Ah

Sekaryaah 4:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo haddana mar labaad baan jawaabay oo waxaan ku idhi, Waa maxay labadan laamood oo saytuunka ah oo ku ag yaal labada tuubbo oo dahabka ah oo saliidda dahabka ah iska madhiya?

Sekaryaah 4

Sekaryaah 4:8-14