Kitaabka Quduuska Ah

Sekaryaah 3:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Isagu wuu jawaabay oo la hadlay kuwii isaga hor taagnaa, oo wuxuu ku yidhi, Dharka wasakhaysan isaga ka fura. Kolkaasuu isagiina ku yidhi, Bal eeg, xumaantaadii waan kaa qaaday oo waxaan kuu xidhi doonaa dhar aad u wanaagsan.

Sekaryaah 3

Sekaryaah 3:1-10