Kitaabka Quduuska Ah

Sekaryaah 2:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, bal eega, Gacantayda ayaan iyaga ku kor ruxruxi doonaa, oo iyana waxay booli u noqon doonaan kuwii iyaga u adeegi jiray, oo idinna waxaad ogaan doontaan in Rabbiga ciidammadu i soo diray.

Sekaryaah 2

Sekaryaah 2:1-12