Kitaabka Quduuska Ah

Sekaryaah 2:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, Rabbigu wuxuu leeyahay, Anigu waxaan iyada u noqon doonaa deyr dab ah oo iyada ku wareegsan, oo waxaan iyada u noqon doonaa ammaanta dhexdeeda joogta.

Sekaryaah 2

Sekaryaah 2:1-12