Kitaabka Quduuska Ah

Sekaryaah 14:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxay maalintaas noqon doontaa inay biyo noolu Yeruusaalem ka soo baxaan, oo badhkood wuxuu u qulquli doonaa xagga badda bari, oo badhkooda kalena wuxuu u qulquli doonaa xagga badda galbeed, oo waxay ahaan doontaa wakhtiga kulaylka iyo wakhtiga qabowga.

Sekaryaah 14

Sekaryaah 14:1-11