Kitaabka Quduuska Ah

Sekaryaah 14:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo saasay noqon doontaa belaayada faraska, iyo tan baqalka, iyo tan awrka, iyo tan dameerka, oo xayawaanka xerooyinkaas jooga oo dhanba waxaa ku dhici doonta belaayadan.

Sekaryaah 14

Sekaryaah 14:11-21