Kitaabka Quduuska Ah

Sekaryaah 14:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo tanuna waa belaayada Rabbigu ku dhufan doono dadyowga Yeruusaalem la diriray oo dhan. Iyagoo cagahooda ku taagan ayaa hilibkoodu iska dhammaan doona, oo indhahoodu waxay ku dhex baabbi'i doonaan godadkooda, carrabkooduna afkooda.

Sekaryaah 14

Sekaryaah 14:2-20