Kitaabka Quduuska Ah

Sekaryaah 13:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markii mid wax sii sheego, aabbihiis iyo hooyadiisii dhalay waa inay isaga ku yidhaahdaan, Waa inaadan sii noolaan, waayo, been baad magaca Rabbiga ku sheegtaa. Oo aabbihiis iyo hooyadiisii dhalay waa inay isaga wareemaan intuu wax sii sheegayo.

Sekaryaah 13

Sekaryaah 13:1-9