Kitaabka Quduuska Ah

Sekaryaah 12:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Wakhtigaas Rabbigu wuxuu daafici doonaa dadka Yeruusaalem deggan, oo kii iyaga ugu tabaryaru wakhtigaas wuxuu ahaan doonaa sida Daa'uud oo kale, oo reer Daa'uudna wuxuu noqon doonaa sida Ilaah oo kale, iyo sida malaa'igtii Rabbiga oo iyaga hor socota.

Sekaryaah 12

Sekaryaah 12:2-11