Kitaabka Quduuska Ah

Sekaryaah 12:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kanu waa warka culus ee erayga Rabbiga oo ku saabsan dalka Israa'iil. Rabbigii samada kala bixiyey, oo aasaaska dhulka dhigay, oo dadka naftiisa ku dhex sameeyey wuxuu leeyahay,

Sekaryaah 12

Sekaryaah 12:1-8