Kitaabka Quduuska Ah

Sekaryaah 11:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaan daajiyey idaha la qalayo, oo sida xaqiiqada ah waxay ahaayeen idaha ugu miskiinsan. Oo waxaan soo qaatay laba ulood, oo mid waxaan u bixiyey Raallinimo, middii kalena waxaan u bixiyey Xidhiidh, oo idihii waan daajiyey.

Sekaryaah 11

Sekaryaah 11:1-12