Kitaabka Quduuska Ah

Sekaryaah 11:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Rabbigu wuxuu igu yidhi, Dheryasameeyaha u tuur qiimihii wanaagsanaa oo ay igu qiimeeyeen. Oo anna waxaan soo qaaday soddonkii gogo' oo lacagta ahaa, kolkaasaan guriga Rabbiga ugu tuuray dheryasameeyaha.

Sekaryaah 11

Sekaryaah 11:6-17