Kitaabka Quduuska Ah

Sekaryaah 1:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Boqor Daariyus sannaddiisii labaad, bisheedii kow iyo tobnaad, taasoo ah bisha Shebaad maalinteedii afar iyo labaatanaad ayaa eraygii Rabbigu u yimid Sekaryaah oo ahaa ina Berekyaah ina Iddo oo nebigii ahaa, oo wuxuu ku yidhi,

Sekaryaah 1

Sekaryaah 1:1-14