Kitaabka Quduuska Ah

Sekaryaah 1:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo anna waxaan malaggii ila hadlay ku idhi, Waa maxay kuwanu? Oo isna wuxuu iigu jawaabay, Kuwanu waa geesihii kala firdhiyey dadkii dalka Yahuudah iyo dadkii dalka Israa'iil iyo Yeruusaalemba.

Sekaryaah 1

Sekaryaah 1:16-21