Kitaabka Quduuska Ah

Sefanyaah 3:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbiga Ilaahaaga ah ayaa dhexdaada jooga, isagu waa mid xoog badan oo ku badbaadin doona. Farxad buu kuugu rayrayn doonaa, oo wuxuu ku nasan doonaa jacaylkiisa, oo gabay buu kuugu farxi doonaa.

Sefanyaah 3

Sefanyaah 3:12-19