Kitaabka Quduuska Ah

Sefanyaah 3:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbigu wuxuu qaaday xukummadaadii, oo cadowgaagiina wuu tuuray. Boqorkii reer binu Israa'iil oo Rabbiga ah ayaa dhexdaada jooga, oo mar dambe shar ka baqi maysid.

Sefanyaah 3

Sefanyaah 3:10-20