Kitaabka Quduuska Ah

Sefanyaah 3:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse dhexdaada waxaan uga tegi doonaa dad dhibaataysan oo masaakiin ah, oo iyana magaca Rabbiga ayay isku hallayn doonaan.

Sefanyaah 3

Sefanyaah 3:6-18