Kitaabka Quduuska Ah

Sefanyaah 2:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaa iska hoogay dadka deggan badda xeebteeda, waana quruunta reer Kereetiim! Kancaan oo ah dalka reer Falastiinow, Rabbiga eraygiisu waa kaa gees. Waan ku baabbi'in doonaa si aan qof keliyuhuna kuu sii degganaan.

Sefanyaah 2

Sefanyaah 2:1-6