Kitaabka Quduuska Ah

Sefanyaah 2:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbiga doondoona, dhammaantiin kuwiinna camalka qabow ee dhulkow, oo xukunkiisa yeelayow, xaqnimo doondoona, oo qabownaan doondoona. Waxaa laga yaabaa inaad maalinta cadhada Rabbiga qarsoonaan doontaan.

Sefanyaah 2

Sefanyaah 2:1-13