Kitaabka Quduuska Ah

Sefanyaah 2:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo isagu gacantiisuu u fidin doonaa xagga woqooyi, oo dalka Ashuur wuu wada baabbi'in doonaa, oo Ninewehna cidla buu ka dhigi doonaa iyo lamadegaan engegan.

Sefanyaah 2

Sefanyaah 2:6-15