Kitaabka Quduuska Ah

Sefanyaah 2:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbigu wuxuu iyaga u noqon doonaa mid aad looga cabsado, waayo, wuu wada macaluulin doonaa ilaahyada dhulka oo dhan, kolkaasay dadku isaga caabudi doonaan, oo mid kastaaba wuxuu isaga ka caabudi doonaa meeshiisa, oo xataa quruumaha gasiiraduhu way wada caabudi doonaan isaga.

Sefanyaah 2

Sefanyaah 2:5-15