Kitaabka Quduuska Ah

Sefanyaah 1:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbigu wuxuu leeyahay, Dad iyo duunyoba waan wada baabbi'in doonaa, haadda samada iyo kalluunka baddaba waan wada baabbi'in doonaa, oo waxa lagu turunturoodo iyo sharrowyadaba waan wada baabbi'in doonaa, oo binu-aadmigana waan ka gooyn doonaa dhulka korkiisa.

Sefanyaah 1

Sefanyaah 1:2-11