Kitaabka Quduuska Ah

Samuu'eel Kowaad 1:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Saas aawadeed Xannaah way kacday markii ay Shiiloh wax ku cuneen oo ay wax cabbeen dabadeed. Haddaba wadaadkii Ceelii ahaa wuxuu ku fadhiistay kursigiisii oo ag yiil macbudka Ilaah tiirkiisa.

Samuu'eel Kowaad 1

Samuu'eel Kowaad 1:5-13