Kitaabka Quduuska Ah

Samuu'eel Kowaad 1:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo ninkaasu sannad ka sannad wuxuu ka bixi jiray magaaladiisa, oo wuxuu u tegi jiray inuu Rabbiga Ciidammada Shiiloh ku caabudo oo allabari u bixiyo. Oo Ceelii labadiisii wiil oo ahaa Hofnii iyo Fiinexaas, ee Rabbiga wadaaddo u ahaana halkaasay joogeen.

Samuu'eel Kowaad 1

Samuu'eel Kowaad 1:2-6