Kitaabka Quduuska Ah

Samuu'eel Kowaad 1:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasay tidhi, Anoo addoontaada ah naxariis aan kaa helo. Sidaas daraaddeed naagtii way iska tagtay, oo wax bay cuntay, oo wejigeeduna mar dambe ma murugsanayn.

Samuu'eel Kowaad 1

Samuu'eel Kowaad 1:17-23