Kitaabka Quduuska Ah

Samuu'eel Kowaad 1:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Xannaah u jawaabtay oo ku tidhi, Maya, sayidkaygiiyow, ee waxaan ahay naag ruuxeedu murugaysan yahay, oo ma aanan cabbin khamri iyo wax lagu sakhraamo toona, laakiinse naftaydaan Rabbiga ku baryayaa.

Samuu'eel Kowaad 1

Samuu'eel Kowaad 1:6-21