Kitaabka Quduuska Ah

Samuu'eel Kowaad 1:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasay nidar nidartay, oo waxay tidhi, Rabbiga Ciidammadow, haddaad fiirisid dhibta aan anoo addoontaada ah qabo, oo aad i soo xusuusatid, ee aadan i illoobin anoo addoontaada ah, laakiinse aad i siiso wiil, de markaas cimrigiisa oo dhan waan ku siinayaa, Rabbiyow, oo madaxiisana mandiil lama marin doono.

Samuu'eel Kowaad 1

Samuu'eel Kowaad 1:10-14