Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 98:7-8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

7. Badda iyo waxa ka buuxaaba ha guuxeen, Dunida iyo kuwa dhex deggan oo dhammuna ha dhawaaqeen,

8. Webiyadu ha sacbiyeen, Oo buuruhuna dhammaantood farxad ha kaga gabyeen Rabbiga hortiisa,