Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 96:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Quruumaha dhexdooda waxaad ka tidhaahdaan, Rabbigaa taliya, Oo duniduna waxay u dhisan tahay si aan la dhaqaajin karin, Dadyowgana wuxuu ugu garsoori doonaa caddaalad.

Sabuurradii 96

Sabuurradii 96:1-12