Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 93:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbigaa taliya, oo wuxuu huwan yahay haybad, Rabbigu waa huwan yahay, oo wuxuu dhexda ku xidhay xoog, Duniduna waxay u dhisan tahay si aan la dhaqaajin karin.

Sabuurradii 93

Sabuurradii 93:1-4