Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 92:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waa wanaagsan tahay in Rabbiga lagu mahadnaqo, Iyo in magacaaga ammaan loogu gabyo, Ilaaha ugu sarreeyow,

Sabuurradii 92

Sabuurradii 92:1-2