Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 91:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wuxuu kugu dedi doonaa baalashiisa, Oo waxaad magangeli doontaa baadadkiisa, Runtiisuna waxay tahay gaashaan iyo gabbaad.

Sabuurradii 91

Sabuurradii 91:1-13