Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 90:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, kun sannadood waxay hortaada ku yihiin Sida shalay oo kale markay dhammaadaan. Oo waxay la mid yihiin sida wakhti la soo jeedo oo habeennimo.

Sabuurradii 90

Sabuurradii 90:1-14