Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 86:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Calaamad wanaaggaaga lagu garto i tus, Si ay kuwa i necebu u arkaan, oo ay u ceeboobaan, Maxaa yeelay, Rabbiyow, waad i caawisay, oo waad i qalbi qaboojisay.

Sabuurradii 86

Sabuurradii 86:11-17