Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 84:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Naftaydu waxay u xiisaysan tahay Rabbiga barxadihiisa, Qalbigayga iyo jiidhkayguba waxay u dhawaaqaan Ilaaha nool.

Sabuurradii 84

Sabuurradii 84:1-5