Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 82:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Iyagu waxba ma yaqaaniin, waxna garan maayaan, Oo gudcur bay hor iyo dib ugu socdaan, Dhulka aasaaskiisii oo dhammu waa wada dhaqdhaqaaqay.

Sabuurradii 82

Sabuurradii 82:1-8