Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 80:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbiyow Ilaaha ciidammadow, mar kale na soo celi, Oo wejigaaga noo iftiimi, oo waannu badbaadi doonnaa.

Sabuurradii 80

Sabuurradii 80:18-19