Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 8:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaad xoog u yeeshay afka ilmaha yaryar iyo caanonuugga, Waana cadaawayaashaada daraaddood, Si aad u aamusiisid cadowga iyo aardoonka.

Sabuurradii 8

Sabuurradii 8:1-8