Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 75:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, Rabbiga gacantiisa waxaa ku jira koob, oo waxaa ka xumbaynaysa khamri, Oo waxaa ka buuxa wax laysku qooshay, oo kaasuu wax ka shubaa, Hubaal huubadiisa waxaa heenheensan doona oo cabbi doona dunida kuweeda sharka leh oo dhan.

Sabuurradii 75

Sabuurradii 75:5-10