Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 75:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kuwa kibirka leh waxaan ku idhi, Ha kibrina, Kuwa sharka lehna waxaan ku idhi, Geeskiinna kor ha u taagina,

Sabuurradii 75

Sabuurradii 75:1-10