Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 75:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Ilaahow, adaan kuu mahadnaqnaa, Waannu kuu mahadnaqnaa, waayo, magacaagu waa noo dhow yahay, Dadku waxay ka sheekeeyaan shuqulladaada yaabka badan.

Sabuurradii 75

Sabuurradii 75:1-3