Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 74:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxay qalbigooda iska yidhaahdeen, Kaalaya aan dhammaantood baabbi'innee, Waxay wada gubeen sunagogyadii Ilaah oo dalka ku dhex yiil oo dhan.

Sabuurradii 74

Sabuurradii 74:3-15