Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 72:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Isagu wuxuu u garsoori doonaa dadka masaakiintiisa, Oo wuxuu badbaadin doonaa ka baahan carruurtiisa, Oo kan wax dulmana cadcad buu u kala jejebin doonaa.

Sabuurradii 72

Sabuurradii 72:1-14