Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 72:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Boqorrada Tarshiish iyo kuwa gasiiraduhuba waxay isaga u keeni doonaan gabbaro, Boqorrada Shebaa iyo kuwa Sebaana waxay isaga siin doonaan hadiyado.

Sabuurradii 72

Sabuurradii 72:9-16