Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 72:1-2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Ilaahow, boqorka xukummadaada sii, Oo wiilka boqorkana xaqnimadaada sii.

2. Isagu dadkaaga wuxuu ku xukumi doonaa xaqnimo, Oo masaakiintaadana caddaalad.