Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 71:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Ii noqo dhagax weyn oo rug ah, oo aan had iyo goorba ku noqnoqdo, Waxaad amar ku bixisay in lay badbaadsho, Waayo, adigu waxaad tahay dhagax weyn oo ii gabbaad ah iyo qalcaddayda.

Sabuurradii 71

Sabuurradii 71:1-13