Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 71:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Ilaahow, waxaan kugu ammaani doonaa alaab muusiko ah, Oo runtaadaan ammaani doonaa, Israa'iil kiisa Quduuska ahow, Waxaan ammaan kuugula gabyi doonaa kataarad.

Sabuurradii 71

Sabuurradii 71:16-24