Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 71:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Afkaygu wuxuu maalinta oo dhan ka sheekayn doonaa xaqnimadaada, iyo badbaadintaada, Waayo, anigu ma aqaan intay tiro le'eg yihiin.

Sabuurradii 71

Sabuurradii 71:14-18