Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 7:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbiyow, Ilaahayow, adigaan isku kaa halleeyaa, Haddaba iga badbaadi kuwa i eryanaya oo dhan, oo iga samatabbixi,

Sabuurradii 7

Sabuurradii 7:1-7