Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 68:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kuwa cidlaysan Ilaah reero ayuu u yeelaa, Oo maxaabiistana intuu soo bixiyo ayuu barwaaqo dhex geeyaa, Laakiinse caasiyiintu waxay degganaadaan dhul oommane ah.

Sabuurradii 68

Sabuurradii 68:1-16